Ma Dhabaa in Adna Adan ay Codsi Diwaangelin Weydisatsy Wasaarada Waxbarashada..

Somalia news

In ka badan 32-sano ayeey Maamuladii Gobolada Waqooyiga Somalia ee isaga dambeeyay ku marin habaabinaayeen Shacbiga degaanada ku nool iney gooni isu taageen oo yihiin Dal Madax banaan, balse ayaan darro waxey weli ku tiirsan yihiin Dowladda Federaalka oo oggolaasho ka qaata arrimaha Xajka, Deeqaha Waxbarashada iyo kabka Miisaaniyada…

Haweeneyda Da’da ah ee Adna Aadan oo fagaarayaasha Xafiisyada NGO-da Europe ugu ololeysa isla markaasna heysta dhalashada UK ayaa si adag u dhaliisha Midnimada Qaranka Somalia, ayaa guuldaradii Dagaalkii Degmada Laascaanood looga taag roonaday kadib xaqiiqsatay ineysan ka maarmeynin Dowladda Federaalka.

Waxeyna Arji codsi ah u qortay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare, iyadoo ka codsatay in loo diiwaan geliyo Jaamacad iyo Isbitaal ay Maamusho oo magaalada Hargeysa ka furan, Jaamacadaan oo shahaadada ay bixiso aqoonsi uga weysay Dalalka Deeqaha waxbarashada bixiya ayaa dantu ku kaliftay iney Mogdishu miciin bido.

274970cookie-checkMa Dhabaa in Adna Adan ay Codsi Diwaangelin Weydisatsy Wasaarada Waxbarashada..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com