Ma Dhabaa In Farmaajo Uu Booqanaayo Asmara

Somalia news

Ilo Wareedyo loo qaateen ah oo ku dhow Howlwadeenada Villa Somalia ayaa sheegaya in Farmaajo safarka uu maantay ku tagay Magaalada Addis abeba si uu uga qeyb galo Sare is-Caleemo saarka Abiy Axmed Kaligii taliyaha Dalka Ethiopia Oo Ku shubtay Doorashada..

Xogtaan ayaa u xaqiijisay Warsidaha Diinah.com news in Safarka Farmaajo ee Ethiopia kadib uu qorsheynaayo inuu Safar qarsoodi ah ku tago Magaalada Asmara (Eritrea), wuxuuna weydiisanayaa iney soo fasaxaan Ciidamada Soomaalida Ee lagu tababaray 3-xeryo oo dalkaasi loona heysto dhaqaalaha ku baxay rahan ahaan.

Sources close to villa Somalia confirms farmajo will be visiting Asmara after his brother’s self inauguration, Farmajo and his junta are at Conflicting mode since it’s rife he will not be elected, stand up for your right and say to violence.

143630cookie-checkMa Dhabaa In Farmaajo Uu Booqanaayo Asmara