Ma Dhabaa in Hoobiyayaal Lagu Weeraray Xarunta Xalane

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerar Hoobiyayaal ah oo lagu weeraray xarunta Xalane iyo Garoonka doyaaradaha Ee Magaalada Mogadishu xili uu ka soo degaayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoo lagu Eedeeyay Weerarkaan Taageerayaasha Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday…

Xogtaan Ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in ilaa 8-Hoobiye lagu weeraray Gudaha Garoonka Diyaaradaha iyo xarunta Xalane, xili uu ka soo degay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe.

Waxaana la sheegay in Weerarkaan ay ka dambeeyaan Kooxaha Xoogaga Wadaniyiinta, NISA iyo Taageerayaasha Ee Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo, kuwaasoo ka careysan Kulanka ay Wakiilada Beesha Caalamka ku baaqeeen inuu ka dhaco teendhada xerada Afisioni.

100400cookie-checkMa Dhabaa in Hoobiyayaal Lagu Weeraray Xarunta Xalane