Share the post "Ma Dhabaa in Is-bedel Lagu Sameyn doono Golaha Wasiirada iyo Safiirada Somalia.."
Ilo wareedyo loo qaateen ayaa tilmaamaya in Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Maalmahaan ay ka socdaan qorshayaal isbedel lagu sameynaayo Golaha Wasiirada, Xafiisyada Xeer Ilaalinta, Tiro Agaasimayaal iyo Danjirayaasha Somalia uga Wakiilka noqon doona Dalalka Shisheeye, Isbedelkaan ayaa noqon mid si weyn u saameeya Xilalka kor ku xusan..
Xogtaan ayaa sheegtay in Wasiirkada Amniga, Waxbarashada, Diinta iyo Arrimaha Xajka, Gaashandhiga, Arrimaha Gudaha iyo Dibeda laga qaadi doono Xilalkooda, sidoo Tiro Agaasimayaal ayaa iyaguna weyn doona Xafiisyada ay Maamulaan, Xafiiska Xeer ilaalinta ayaa lagu wadaa in Mungaab loo magacaabo, Isbedeladaan ayaa imaanaya xilli Maamulka Xasan Sheekh uu ku fashilmay qorshaha dagaal ee Wajiga 1-aad.
Danjirayaasha cusub ee Madaxtootada dhawaan shaacin doono.
- Danjire Marwo Cabdi Bashiir (Daarood MJ)
Safiirka Somalia ee UAE - Danjire Cabdullahi Xaamud (Raxanweyn-mirifle)
Safiirka Midow Yurub iyo Belgium - Danjire Ismaaciil Aadan (Raxanweyn Hadame)
Safiirka Somalia ee Zambia - Danjire Faarax Sheekh C/Qaadir (Reer-Awxasan)
Safiirka Somalia Egypt - Danjire MaxamedAmin Sh. Cusman (Abgaal)
Safiirka Somalia Oman - Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle
Safiirka Somalia ee Kenya - Danjire Aweys Haji Yusuf (Hawiye- Silcis)
Safiirka Somalia ee Saudi Arabia - Danjire Saadaq Cabdikariin John (HG Salebaan)
Safiirka Somalia Djibouti - Danjire Mahdi Maxamed Guuleed (Dir -isaq)
Safiirka Somalia ee Malaysia - Danjire Cabdikarim Guled (Haba-gidir)
Safiirka Somalia ee Morocco - Danjire Maxamed Sh. Cali Doodishe (Marixaan)
Safiirka Somalia ee Qatar - Danjire Xamse Xaadoole (Gaaljecel)
Safiirka Somalia ee China - Danjire Cabdirasaq Cusman Jurile (Dishiishele)
Safiirka Somalia ee Italy - Danjire Axmed Xiish (Daarood Leelkase)
Safiirka Somalia ee Indonesia - Danjire Cabdullahi Dool (Daarood Absame)
Safiirka Somalia Washington - Danjire Cabduqaadir Siidii (Raxanweyn-digil)
Safiirka Somalia Libya - Danjire Ciise Guure (Hawiye Murunsade)
Safiirka Somalia ee Russia - Danjire Maxamed Cusmaan Jawari (Eelay)
Safiirka Somalia ee Switzerland - Danjire Ruun Sacid Qorsheel (D. Warsangeli)
Safiirka Somalia ee France - Danjire Maxamed Abukar Zubeyr (Jareer)
Safiirka Somalia ee Uganda