Hogaamiyaha Ciidamada Sudan Oo..

Uncategorized

Hogaamiyaha Ciidamada Sudan ahna Madaxweynaha dalkaasi Gen.Cabdifatax Burhan ayaa lagu eedeeyay inuu Kulan qarsoodi ah la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Yuhuuda.

Kulankaasi ayaa ka dhacay Magaalada Kampala ee Dalka Yugandha, waxaana ka dhashay xiisado kadib markii Guddiga talada Dalka Sudan hogaamisa ay iska fogooyeen kulankaasi, shirkaan ayaa shaacisay Waregeyska New York Times ee USA ka soo baxa.

Kulankaasi ayaa la sheegay iney soo qabanqaabiyeen Saraakiil ka tirsan UAE, Sacuudiga iyo Masar, waxaana looga hadlay sidii Sudan gacan looga siin lahaa in Cunaqabateynta ay Mareykanka saareen looga qaado Israël ay gacan ka geysto.

15320cookie-checkHogaamiyaha Ciidamada Sudan Oo..