Ma Dhabaa in Is-bedel Lagu Sameyn doono Golaha Wasiirada iyo Safiirada Somalia..

Uncategorized

Ilo wareedyo loo qaateen ayaa tilmaamaya in Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Maalmahaan ay ka socdaan qorshayaal isbedel lagu sameynaayo Golaha Wasiirada, Xafiisyada Xeer Ilaalinta, Tiro Agaasimayaal iyo Danjirayaasha Somalia uga Wakiilka noqon doona Dalalka Shisheeye, Isbedelkaan ayaa noqon mid si weyn u saameeya Xilalka kor ku xusan..

Xogtaan ayaa sheegtay in Wasiirkada Amniga, Waxbarashada, Diinta iyo Arrimaha Xajka, Gaashandhiga, Arrimaha Gudaha iyo Dibeda laga qaadi doono Xilalkooda, sidoo Tiro Agaasimayaal ayaa iyaguna weyn doona Xafiisyada ay Maamulaan, Xafiiska Xeer ilaalinta ayaa lagu wadaa in Mungaab loo magacaabo, Isbedeladaan ayaa imaanaya xilli Maamulka Xasan Sheekh uu ku fashilmay qorshaha dagaal ee Wajiga 1-aad.

Danjirayaasha cusub ee Madaxtootada dhawaan shaacin doono.

  1. Danjire Marwo Cabdi Bashiir (Daarood MJ)
    Safiirka Somalia ee UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช
  2. Danjire Cabdullahi Xaamud (Raxanweyn-mirifle)
    Safiirka Midow Yurub iyo Belgium ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ช
  3. Danjire Ismaaciil Aadan (Raxanweyn Hadame)
    Safiirka Somalia ee Zambia ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฒ
  4. Danjire Faarax Sheekh C/Qaadir (Reer-Awxasan)
    Safiirka Somalia Egypt ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ
  5. Danjire MaxamedAmin Sh. Cusman (Abgaal)
    Safiirka Somalia Oman ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฒ
  6. Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle
    Safiirka Somalia ee Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช
  7. Danjire Aweys Haji Yusuf (Hawiye- Silcis)
    Safiirka Somalia ee Saudi Arabia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ
  8. Danjire Saadaq Cabdikariin John (HG Salebaan)
    Safiirka Somalia Djibouti ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ
  9. Danjire Mahdi Maxamed Guuleed (Dir -isaq)
    Safiirka Somalia ee Malaysia ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ
  10. Danjire Cabdikarim Guled (Haba-gidir)
    Safiirka Somalia ee Morocco ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ
  11. Danjire Maxamed Sh. Cali Doodishe (Marixaan)
    Safiirka Somalia ee Qatar ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ
  12. Danjire Xamse Xaadoole (Gaaljecel)
    Safiirka Somalia ee China ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ
  13. Danjire Cabdirasaq Cusman Jurile (Dishiishele)
    Safiirka Somalia ee Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น
  14. Danjire Axmed Xiish (Daarood Leelkase)
    Safiirka Somalia ee Indonesia ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉ
  15. Danjire Cabdullahi Dool (Daarood Absame)
    Safiirka Somalia Washington ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ
  16. Danjire Cabduqaadir Siidii (Raxanweyn-digil)
    Safiirka Somalia Libya ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡พ
  17. Danjire Ciise Guure (Hawiye Murunsade)
    Safiirka Somalia ee Russia ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡บ
  18. Danjire Maxamed Cusmaan Jawari (Eelay)
    Safiirka Somalia ee Switzerland ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ
  19. Danjire Ruun Sacid Qorsheel (D. Warsangeli)
    Safiirka Somalia ee France ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ต
  20. Danjire Maxamed Abukar Zubeyr (Jareer)
    Safiirka Somalia ee Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ
285510cookie-checkMa Dhabaa in Is-bedel Lagu Sameyn doono Golaha Wasiirada iyo Safiirada Somalia..