Barlamaanka Turkey Oo Muddo Kordhin..

Uncategorized

Xildhibaanada Barlamaanka Turkey ayaa ansixyay Muddo kordhin loo oggolaaday in Ciidamada Badda ee ka howlgala xeebaha Somalia.

Madaxtooyada Turkey ayaa dhowaan u gudbisay Barlamaanka, waxeyna soo jeediyeen in mudada loo kordhiyo Ciidamadooda ka howlgala biyaha gacanka cadmeed, xeebaha Somalia iyo Badda Carabta.

Xildhibaanada ayaa oggolaaday in Ciidamadaan ka howlgalaan agagawkor ku xusan, wuxuuna dhamaan doonaa Howlgalkaan 10-Feb-2021, iyadoo howlgalkaan uu noqoaayo muddo kordhinta markii 12-aad, lagana soo bilaabay Sanadkii 2008-dii.

15490cookie-checkBarlamaanka Turkey Oo Muddo Kordhin..