Ma Dhabaa in Maamulka Ethiopia ay Martiqaad u Fidiyeen Maamulka Khaatumo..

Africa News Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia oo adeegsanaaya Maamulka Kilinka Soomaalida Ethiopia, Madaxweynihii hore ee Somalia (Farmaajo), Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Saciid Deni ay culeys ku saareen sidii wada hadalo Hogaanka Maamulka Khatuumo ula yeelan lahaayeen Dowlada Ethiopia..

Wararka ayaa sheegay in Dowladda Ethiopia ayaa casumaad (Barwo) u dirtay Hogaanka Maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo doonaysa in ay kala hadasho arrimaha Isbedelada Siyaasadda, khilaafka kala dhaxeeya Maamulka Muuse Biixi, hayeeshee dhinaca SSC-Khaatumo ayaan ilaa hadda ka jawaabin Casumaad uga timi Addis Ababa, iyagoo xooga saaraya in aysan hadda dhexgalin mowjadaha kacsan.

Wararka ayaa sheegaya in Maamulka Abiy ee Ethiopia uu xooga saaraayo inuu saameyn uu ku yeeshaam arrimaha gudaha ee Somalia, iyadoo casumaadeeda xiligan ee SSC loo arko mid ay ku hulaaban yihiin dhagaro siyaasadeed iyo kala qeybin Shacbiga Somalia si ay ugu fududaato inuu Dekada Lughaya.

303190cookie-checkMa Dhabaa in Maamulka Ethiopia ay Martiqaad u Fidiyeen Maamulka Khaatumo..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com