Ma Dhabaa Iney Ethiopia Diiday Farmaajo Inuu Safar Ku Tago

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Safarkii fool-xumida ku soo dhamaaday Ee Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo oo horey u qorsheyay inuu Safaro ku kala bixiyo Dalalka Congo DRC iyo Ethiopia kaasoo qaadan lahaa 4- Maalmood lagu soo gaabiyay 24-saac kadib markii laga cudurdaartay…

Warsidaha Diinah oo xogtaan ka helay ilo ku dhow wafdigii Kongo u sii raacay Madaxweynihii hore Ee Somalia Mr.Farmaajo ayaa sheegay in Maamulka Addis abeba ay ka cudurdaaratay inuu soo maro marka uu kasoo noqonayo safarkiisii uu ku tagay Kinshasa, iyagoo ku sababeeyay in xiligaan uusan suurto gal aheyn iney qaabilaan Mr.Farmaajo.

112540cookie-checkMa Dhabaa Iney Ethiopia Diiday Farmaajo Inuu Safar Ku Tago