Ma Dhabaa in Is-Casilay Agaasimihii Guud ee Madaxtooyada Villa Somalia..

Somalia news

Degdeg:-Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Agaasimihii Guud Madaxtooyada ee Villa Somalia Dr. Xuseen Sheikh Masamuud uu iska casilay xilkii Maamulka Xafiiska, isagoo warqad is casilaad u gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh…

Wararka ayaa sheegaya in is casilaadiisa ay la xiriirto in Xuseen uu damac kaga jiro xilka  Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed  ka ldib markii waqtiga uu ka dhamaaday Cabdicasiis Laftagareen.

Iyadoo loo badinayo inuu isu soo sharxo madaxtimnimada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Talabadaan oo u muuqata mid Madaxtooyada ay ku dooneyso iney ku hanato Hogaanka Maamulka Konfur galbeed.

Me.Xuseen oo saaxibo dhow ahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh ka tirsan Kaadiriibta Drmu jadiid ayaa la sheegaa inuu door weyn ku lahaa ololihiisa, xilka Agaasimaha Madaxtooyada loo magacaabay 23 May 2022, markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh uu Xafiiska la wareegay.

270190cookie-checkMa Dhabaa in Is-Casilay Agaasimihii Guud ee Madaxtooyada Villa Somalia..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com