Maamulka Galmudug Furumaha Dagaalka ee Ciidamada ka Mamnuucday Qaadka

Somalia news

Maamulka Galmudug ayaa sheegsy iney soo saareen amaro la xiriira cunista iyo ka ganacsiga Qaadka degaanada ay ka socdaan Howlgalada, kadib markii ay aad u kordheen Weerarada kooxda argagixisada ee Waaberiga hore xiligaasoo ay Ciidamada hurdaan…

Bayaankaan oo ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Amniga ee Galmudug ayaa lagu caddeeyay in Qaadka Mandooriyaha uu “Caqabad ku yahay Howlgalada dhanka ka ah Kooxda argagixisada Shababka”, waxeyna Wasaaradu uga digtay Ganacsatada Qaadka, Gaadiidleyda iyo cid walba oo ku howlan geynta Qaadka degaanada ay howlgalada ka socdaan.

239080cookie-checkMaamulka Galmudug Furumaha Dagaalka ee Ciidamada ka Mamnuucday Qaadka