Maamulka Hargeysa Oo Ruqsad Kala Noqotay Shirkad Ganacsi

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Khilaaf xoogan oo u dhaxeeyo Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxa Shirkadda Shirkada Integrated Shipping Services ( Mr.Axmed Cusmaan Gelle (Arab) oo ilaa Sannadkii 2009 ku howlgaleysa Wakiilnimada Ganacsiga Dalka Ethiopia..

Sida waxa lagu xusay qoraal ka soo baxay Wasaarada Ganacsiga Warshedaha iyo Dalxiiska ayaa lagu sheegay in iyagoo fulinaya dalabka  Hay,adaha Dekedaha Somaliland in aanay fulin Karin wax macmiila ah.

Sidoo kale  Shirkada Integrated Shipping Services (ISS)  ayaa  laga diwaangaliyay dalka Sannadkii 2020, ayaa Sannadkii 2009 heshiis Ganacsi la saxeexatay Shirka Ethiopian Shipping Line, Wakhtigaasi oo ISS ku guuleysatay Wakiilnimada ganacsi ee Ethiopian Shipping Line.

129520cookie-checkMaamulka Hargeysa Oo Ruqsad Kala Noqotay Shirkad Ganacsi