Maamulka Hawada Mogadishu Oo Hanjabaado U Jeediyay Diyaarad

Somalia news

Diyaarada saakay qaadaysa waftiga Ganacsatada ahaa ee Garacad usocda ayaa waxaa lagala soo hadlay Tower-ka Muqdisho, waxaana loogu hanjabay haday Mogadishu kusoo laabato in ruqsada lagala noqonayo, Dembiyada kaliya ee loo heysto diyaaradaasi waa iney qaadayso Maalgashadayaal usocda dhul Soomaaliyeed…

Shalay waxaa Saxaafada lagu abuuray dacaayado been abuur ah oo Xamar laga maalgaliya, Farmaajo wuxuu si cad u diiday dhaqaalihii iyo tabarucaadii lagu dhisaayay Dekeda Garacad, maantana wuxuu dharka u soo dhigtay inuu carqaladeeyo Ganacsatada dhaqaalahooda iyo wakgtigooda u jira kormeerka dhismaha Dekada iyo Maalgashigeeda.

Dad qaarkii ayaa ku sheegaya in Farmaajo yahay Wadani daacad ah, Waa Hogaamiye kooxeed nacayb beeleed, cuqdad iyo damiir xumo wada kulansaday, waxaase ayaan darro ah in lagu aamino xiligaan adag in Hogaanka dalka.

106560cookie-checkMaamulka Hawada Mogadishu Oo Hanjabaado U Jeediyay Diyaarad