Duleedka Magaalada Cape Town (S/Africa) ayaa Lagu Dilay 2 Ganacsato Soomaaliyees

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa koox hubeysan oo Maalintii shalay (Sabti) aheyd magaalada Cape town ee Dalka South Africa ku dileen laba ka mid Ganacsatada Soomaaliyeed ee magaaladaasi ka xoogasada, sida ay sheegeen ilo wareedyo…

Wararka ayaa sheegay in Marxuumiinta la dilay lagu kala magacaabi jiray Cabdikariim Cabdullaahi Maxamuud & Cabdullaahi Dheere, waxaa lagu dhex dilay goobahooda Ganacsiga ay ju lahaayeen Xaafada Gugulethu ee Westren Cape, Gacan ku dhiiglayaaaha ayaa goobta ka baxasaday.

Saraakiisha Amaanka ayaa sheegay iney wadaan baaris ku aadan Dilkaasi, Meydka Maxruumiinta ayaa waxaa halkaasi ka qaaday Muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaasoo doyaarinaaya sidii loo aasi lahaa.

216660cookie-checkDuleedka Magaalada Cape Town (S/Africa) ayaa Lagu Dilay 2 Ganacsato Soomaaliyees