Magaalada Berbera Oo Laga Joojiyay Tukashada Salaadaha

Health

Culimada Magaalada Berbera oo kaashanaya Masuuliyiinta degmada Berbera ayaa isu raacay in inta ka dhiman bisha Ramadan aan Masaajida Berbera lagu tukan Salaadda Taraawiixda….

Shir jaraa’id oo ay Culumaa’udiinka ku qabteen Magaalada Berbera ayeey ku sheegeen dadka looga baahan yahay maalmaha ka harsan bishan barakeysan ee Ramadan in ay ku tukadaan guryahooda.

Sidoo kale waxay tani ku sheegeen inay kaga qayb qaadanayan dadaalada Iyo baraarujinta Bulshada ee lagu xakameeyo xanuunka dilaaga ah ee Coronavirus.

33340cookie-checkMagaalada Berbera Oo Laga Joojiyay Tukashada Salaadaha