Mareyakan Oo Danjire Cusub U Magacabay Somalia

Somalia news

Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Mr.Joe Biden ayaa u magacaabay Danjiraha cusub Dalka Somalia, Mr.Larry André, Danjirahaan ayaa ka soo shaqeeyay Dalka Djibouti ilaa sanadkii 2017-kii, wuxuuna bedelayaa Danjirihii USA Ee Somalia Mr.Donald Yamamoto…

Wararka ayaa sheegaya in Danjire Yamamoto uu ku noqday Dalka Mareykanka. Danjire Larry André Ayaa la bilaabaya Shaqadiisa xiisadaha ka dhashay Muddo Kordhinta iyo Khilaafaadka Doorashada.

111340cookie-checkMareyakan Oo Danjire Cusub U Magacabay Somalia