Mas’uul Hore Oo Qatar Ka Soo jeeda Oo Shaaciyay Warar Xasaasi ah..

Somalia news

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Qatar iyo Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda ee dalkaas Sheikh Hamad bin Jassim al-Thani ayaa sheegay in ay jireen wariyeyaal Carbeed oo jaajuusiin u ahaa dalkiisa Qatar oo hadda qaarkood xildhibaano noqdeen…

“Waxaa jiray wariyayaal ku jiray payroll-keena lacag ayaa siineynay, Qaarkood hadda waa Xildhibaano, qaarkood waa Waddaniyiin. Waan aqaanaa, Waddamo badan ayey joogaan lacag ayaan siineynay… Sanad kasta mushaar ayaan siineynay, qaarkood ayaa gunnooyin lahaa” ayuu yiri

“Dowladaha carabta dhan ayaa sameyneysay dhammaantood maaha laakiin inta badan” ayuu raaciyay.

171821cookie-checkMas’uul Hore Oo Qatar Ka Soo jeeda Oo Shaaciyay Warar Xasaasi ah..