Muqdishu Oo Maanta Banaanbaxyo U Xiran

Somalia news

Xoogaga Amaanka ee Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo ayaa Ciidamo badan oo hubeysan dhigay dhamaan Waddooyinka magaaladda Muqdisho iyo Jid cadayaasha si looga hortaggo Bannaanbaxyo qorsheysan oo wado inuu Muqdisho ka dhaco kaas oo looga soo horjeedo Maamulka Fashilmay ee Farmaajo….

Waxaa maanta ciidamadaas lagu arkayaa Isgooyska Ex- Kontarool Afgooye ilaa Waddada Maka Al-Mukarrama iyo Jid cadde walba oo maraa xaafaddaha kala duwan ee degmooyinkaas, iyadoo lagu wado in degmooyinka kalena laga dhaqan geliyo.

Haddaba, Madaxweyne Farmaajo inta aan la dooran kahor waxa uu ballanqaaday in aan Shacabka dareenkooda awood dowladnimo lagu caburin doonin oo ay aragtidooda u madax bannaan doonaan ee miyuu ka baxay ballaantaas?

Aragtidaada Waa Muhiim

79160cookie-checkMuqdishu Oo Maanta Banaanbaxyo U Xiran