Maxey aheyd Fariinta uu Danjiraha UK Gaarsiyay Horgalaha Maamulka Waqooyiga Somalia..

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Safar shaqo oo uu Danjiraha Boqortooyada UK ku tagay Magaalada Hargeysa, isagoo kulamo la yeeshay Mas’uuliyiinta Maamulka Waqooyiga Somalia, kuwaasoo uu gaarsiyay Fariin ay ka mideysan yihiin Daneeyayaasha Arrimaha Somalia…

Wararka ayaa sheegaya in Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah ayaa hakiyay 30-Millions US$ oo isugu jirta Deeq iyo Maalgelin tiro mashaariic ah oo lagu hormarin lahaa degaanada Waqooyiga Dalka (Somaliland), Fariinta waxa gaarsiyay Danjire Mr Michael Nithavrianakis Mowqifka waxeyna xambaarsaneyd nuxur ahaan:-

♦️Ka noqo heshiiska is-afgaradka ee aad la gashay Ethiopia

♦️Sii daa Shuruud la’aan Wariyayaasha iyo Waxgaradka xiran.

♦️Qabo Doorasho Daah furan

♦️Deg deg u bilaaba Wadahadaladii Somalia.

311700cookie-checkMaxey aheyd Fariinta uu Danjiraha UK Gaarsiyay Horgalaha Maamulka Waqooyiga Somalia..