Maxkamada Aduunka (ICJ) Oo Gudoon Cusub Loo Doortay

Somalia news

Madaxweyne cusub ayaa loo magacaabay Maxkamadda Caalamiga ah (ICJ) kaasoo bedelaya Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ka soo jeeda Somalia, isagoo la sheegay inuu dhameystay muddo xileedkiisii saddexda sano ahaa….

Joan E. Donoghue oo ah haweeney ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay Madaxweynaha cusub ee Maxkamada ICJ, halka Kirill Gevorgian oo u dhashay Ruushka isna loo doortay Madaxweyne ku-xigeen.

Garsoorayaashaan cusub ayaa xilka hayn doonaan min saddex sano, waxayna arrintani ku soo aadeysaa xili Maxkamadda caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ayaa bisha soo socota ee Maarso waxay qaadaysaa dacwadda dowladda Federaalka Somalia ka gudbisay sheegashada Kenya qeyb ka mid ah xad badeedka Somalia.

93490cookie-checkMaxkamada Aduunka (ICJ) Oo Gudoon Cusub Loo Doortay