Mooshinka Doorashada Ee Baarlamaanka & Teendhada Afisioni

Somalia news

Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo fahmsan siyaasada gudaha dalka ayaa ku tilmaamay kulanka isku yeerista Xildhibaanada Baarlamaanka wakhtigiisu dhamaaday, iney salka ku heyso dhowrkan qodob,kuwaasoo ay macquul tahay iney ka doodaan isla markaasna Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada wakhti kooban oo cayimin loo qabto….

-In Kulanka Madaxda ku Kulankaan Teendhada Afisioni wakhti cayiman loo qabto iney Go’aanada ku gaaraan Dowladda Federaalka laga wareejiyo eeda ah inuu shirka Fashilmay.

-In ay Xaliimo yarey u yeeraan oo la weydiiyo wakgtiga ugu gaaban ee Gudigaagii Doorasho kooban ku qaban karaan.

-Iney soo saaraan Go’aan sheegaya in la laalay heshiiskii Sep 17 iyo Feb 16 la raacayo in doorashada laga bilaabo inta hada ogal marka Pl & JL laga reebo.

-Ugu dambeyntii mudo kordhin (2-sano) Qodobkaan u dambeeya oo kuma degdegi doonaan sida la filaayo waayo Waa dhamaadka Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo.

110100cookie-checkMooshinka Doorashada Ee Baarlamaanka & Teendhada Afisioni