Qatar Oo Dhexdhexaadineysa Geelle & Farmaajo

Somalia news

Wararka hordhaca ah ee naga soo gaaraya Magaalada Dooxa ayaa sheegay in Maamulka Qaryada yar ee Qatar oo Saameyn ku leh Siyaasada Arrimaha Dibada ee Somalia ayaa la sheegay inuu muddo laba maalmood dhexdhexaadinaayo Madaxweyne Geelle & Farmaajo Fashilmay…

Xogtaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijisay in Farmaajo uu ja codsaday in la heshiisiiyo Madaxweynaha Dowladda Djibouti Mr.Cumar Geelle, kadib markii 3-sano Khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay Villa Somalia iyo Dowladda Djibouti, iyadoo uu Farmaajo si cad ula saftay Maamulka Asmara.

Ilaa hadda lama yaqaano in Wada hadalada labada dhinac in Horumar laga gaaray, Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Qatar ay balanqaaday iney bixiyo 16-millions US$ oo rahan ahaan ay Dowlada Eritrea ugu heysatay Dhalinyaradii tababarada loogu qaaday dalkaasi kuwaasoo muddo 2-sano ah ku xaniban 3-xero ku yaal Eritrea.

153850cookie-checkQatar Oo Dhexdhexaadineysa Geelle & Farmaajo