Qoraal uu Soo Saaray Xikdhibaan ka soo jeeda Gobolka Awadl & Nuxurka…

Somalia news

Sida lagu xusay qoraal uu soo saaray Xildhibaan Cabdillaahi Xaashi Abiib, ayuu ku sheegay iney ku taageersan yohiin qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, diyaarinta abaabulka mooshin ka dhan ah Ra’iisal Wasaare Xamza Cabdi Barre…

Qoraalka oo ay ka soo muuqdeen Liis dheer eedaha uu ku soo oogay Wasiirka 1-aad, wuxuuna Xikdhibaanku sheegay inuu waday maalmihii ugu dambeeyay abaabul lagu diyaarinaayo Mooshin, Xildhibaankaan oo ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa lasheegay inuu ka carooday in saamigii Beeshiisa ee xilka Wasaarada Maaliyada la duudsiiyay.

283900cookie-checkQoraal uu Soo Saaray Xikdhibaan ka soo jeeda Gobolka Awadl & Nuxurka…
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com