Russia Oo Gadiidka Ciidamada Ugu Deeqday Somalia

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa deeq Gaadiid oo ay Dowladda Russia ugu deeqday Ciidamada Dowladda Federaalka Somalia, kuwaasoo soo gaaray Dekada Magaalada Mogadishu dhowaan, waxaana laga soo saaray baaqyo ka dhan ah Gaadiidkaasi in Dekada lagu hayo inta Khilaafka Doorashada laga heshiinaayo…

Ilo Wareedyo Ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in 50-Gaadiidka Ciidamada ah oo lagu farsameeyo Dalka Russia loogu deeqay Dowladda Federaalka Somalia kuwaasoo soo gaaray Dekeda Muqdisho, Gaadiidkaan Ciidamada ayaa ah kuwo macmal ah (Used Military lorry).

Baaqyo iyo qeylo Dhaan ka dhan ah Gaadiidkaan ayaa soo saaray, iyadoo Farmaajo uu Qorsheeyay inuu u raro Gaadiidkaan Gobolka Gedo oo ay beeshiisa ka soo jeedo isla markaasna keyd Juu Hubo iyo saanadii Dowladda Federaalka u u wareejiyay Gobolkaasi.

115850cookie-checkRussia Oo Gadiidka Ciidamada Ugu Deeqday Somalia