Shirkadaha Korontada oo ku heshiiyay Kordhinta Qiimaha Korontada

Somalia news

Shirkadihii korontada ee Magaalada Mogadishu tartanka adagna u dhaxeeyay ayaa hadda u heshiiyay Shacbiga macaamiishooda ahaa xili abaar ba’an dalka ku jiro isla markassna ay bishii Ramadaan ay soo dhowdahay..

Shirkadaha Korontada ee BECO, BlueSky & Mogadishu Power ayaa qiimihii hore, iyagoo sabab uga dhigay kororka ku yimid Qiimaha Shidaalka Aduunka oo uu dhaliyay dagaalka Russia & Ukraine, waxeyna sheegeen iney ku kordhiyeen $0,10 cents, iyagoo ku dooday iney xaalada la socon doonaan.

Shirkadda ugu weyn kuwa korontada BECO ayaa leh qeyb dhaliyay korontada Qoraxda dhalisay taasoo aan ku xirneyn Shidaalka qiimihiisu kacay, iyadoo Shacbiga ay gelisay dareen ah in laga faa’iideysanaayo Xaalada lagu jiro si macaash bada

175070cookie-checkShirkadaha Korontada oo ku heshiiyay Kordhinta Qiimaha Korontada
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com