Shirkadaha ku Guuleystay Fulinta Adeegyada Xajka oo Shaaciyay..

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa go’aan ay shaaciyeen Guddiga Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS u qaabbilsan kala saarista Shirkadaha Adeegga Xajka ayaa soo saaray liiska kama dambeysta ah ee magacyada shirkadaha ku guuleystay fulinta adeegyada Xajka sanadka 1445/2024…

Tartan uu Guddigaan uu magacaabay Wasiirka Diinta iyo Owqaafta Dowlada Federaalka Sheekh Muktaar Roobow Cali u qabteen Shirkadaha ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay ee xujeyda Soomaaliyeed u adeegaya 74-shirkadood.

288900cookie-checkShirkadaha ku Guuleystay Fulinta Adeegyada Xajka oo Shaaciyay..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com