Tartanka Gudoomiyaha Guddiyada Doorashada Ee Heer Federaal

Somalia news

Xiisaha iyo xamaasadda uu leeyahay Tartanka Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Doorashadan Heer Federaal (FIET) waxaa caddeyn u ah in illaa shan musharax ay ku loolamayaan, kuwaasoo dhinacyo kala duwan taageero ka helaya, halka Guddigii hore ee lakala shaandheeyay ee Madaxtooyada iyo Nabadsugida soo qorteen uu Hal Musharax la soo xushay oo aan lala tartamin uu noqday Guddoomiyaha Guddiga…

Loolanka Guddoomiyaha Guddiga doorashada FIET waxaa isku haya Mucaaradka, gaar ahaan Musharaxiinta oo labo garab u kala baxay, Dowlad Goboleedyada iyo Farmaajo, waxaana la sheegay in Rooble Uu taageersan yahay.

127410cookie-checkTartanka Gudoomiyaha Guddiyada Doorashada Ee Heer Federaal