UEA Oo Gargar Soo Gaarsiisay Magaalada Muqdisho

Health

Waxaa saakay Soo gaartay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho Diyaarad laga leeyahay (UEA) Dowlada Imaaraadka, oo siday Gargar Caafimaad oo loogu deeqay Shacbiga Soomaaliyeed sheegay loogu kula tacaalo Cudurka dag-mareenka ah ee Covid-19…

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ku sugan Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa lagu wareejin doonaa agabkan, Saraakiisha Safaarada UEA Sidoo kale ay goob joog ka yihiin si ay ugu wareejiyaan deeqdaan ka yimid Dowlada Imaaraadka.

Waa markii u horeysay Imaaraadka Carabta gargaar u soo dirto Muqdisho, tan iyo markii uu xumaaday xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadla horaanti sanadkii 2018, xilligaasoo dowladda Soomaaliya garoonka diyaaradaha ku qabatay lacag u socotay Safaaradda maaraadka Carabta.

27790cookie-checkUEA Oo Gargar Soo Gaarsiisay Magaalada Muqdisho