UK Oo Shaqaale Caafimaad ka Qaadanaya Dalka Kenya

Africa News

Dalka Kenya ayaa dejisay qorsho ay Muwaadiniinteeda bartay Xirfadaha Caafimaad ugu direyso Isbitaalada Dalka Ingiriiska si ay uga shaqeynta, iyadoo xiligaan Muwaadiniintaasi ay xiligaan shaqa la’aanta xoogan ku heyso gudaha dalka Kenya, kuwaas oo ka faa’idaysanaya Heshiiskii ay dhamaadkii bishii July kala saxiixdeen labada Dal ee UK iyo Kenya…

Mashruucan ayaa lagu caawinayaa dadka Kenyanka ah ee caafimaadka bartay ee shaqa la’aanta ah, Qorista dufcaddii ugu horraysay ee shaqaalaha daryeelka caafimaadka oo loogu talagalay shaqo qorista sida waafaqsan heshiiska, oo u badan kalkaaliyayaal caafimaad ayaa ka billabatay dalka Kenya.

Inkastoo Kenya ay xiligaan ka jirto Baahi Shaqaalaha Cafimaadka iyo Daryeel La’aan ayaa la ogeyn sida ay shaqaale ugu diri karto isbitaalada UK, waxaana Dadka taxliilaya Arrimahaan ayaa shaki ka muujiyay si uu mashruucaan u hirgeli karo.

136790cookie-checkUK Oo Shaqaale Caafimaad ka Qaadanaya Dalka Kenya