Wakiilada Beesha Caalamka Oo Qoraal Ka Soo Saaray Kulankii Maanta

Somalia news

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa sheegay iney Mr.Farmaajo kala hadashay sida degdega ah ee loogu baahan yahay in la xalliyo is mari waaga ka taagan doorashada, hadalkaan ayaa ka duwan qoraal Villa Somalia ka soo saartay kulankii maanta oo barta Facebook la soo geliyay, kaasoo ahaa in Beesha Caalamka ku boggaadiyeen dowladda tallaabooyinka loo qaaday hirgelinta doorashada oo ay ku garab taagan yihiin qabsoomida doorasho loo dhan yahay….

90810cookie-checkWakiilada Beesha Caalamka Oo Qoraal Ka Soo Saaray Kulankii Maanta