Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Somalia oo Difaacay Sawir laga Faafiyay

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sawir si qaldan looga faafifay Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Dowkadda Federaalka Abshir Haruuse oo hoos fadhiya gudaha Diyaaradda Wasiirka 1-aad Xamse Cabdi iyo Muwaadin Soomaaliyeed oo Rakaabka diyaarada ka mid ahaa…

Wasiir Haruuse ayaa hoosta ka xariiqay ineysan waxba ka jirin “Fasiraada khaldan” ee laga bixiyay sawirka, talabadaan ayuu ku sheegay fal si niyad ah u dhacay, wuxuuna carabka ku adkeeyay inuu dhageysanaayay cabasho uu qabay Nin Somali/Canadian ah oo cabashadiisa ay khuseysay Wasaaradiisa.

Sawirkaan oo qaadeen xubin ka tirsan Xisbiga Damu jadiid si loo fadeexeeyo Wasiirka Arrimaha Dibeda, xili ay ku jireen Safarka uu Wasiirka 1-aad ku sii jeedeen dalka Masar, wuxuuna ka shanqariyay ineysan munaasib aheyn inuu istaag ku dhageysto Wasiirka 1-aad iyo Muwaadinka cabashada qabay.

236130cookie-checkWasiirka Arrimaha Dibeda ee Somalia oo Difaacay Sawir laga Faafiyay
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com