Xafladii Dhagax Dhiga Copy-ga

Somalia news

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay dhagax dhigay Xarunta Gurmadka Qaranka oo uu horay u dhagax dhigay Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, tani ayaa ka mid ah ciladii u horeysay ee ka dhalatay xil wareejin la’aanta, iyadoo Ra’iisul Wasaare Rooble u muuqdo in howl horay loo soo dhagax dhigay in shalay ku soo baraarugay inuu mar kale Koobiyeeyo….

Miyaa Gacanyarayaashii Maran habaabiyay mise waxqabad ayuu u arkay?, Ayaa Dhibaatada ka taagan Xafiiska Wasiirka 1-aad oo Xoghayayaal iyo ilaalo ay ka yihiin Xubno ka soo jeeda Beelaha Mareexaan iyo Garxajis kuwaasoo si ula kac ah u marin habaabiya Howlaha Xafiiskaasi.

66640cookie-checkXafladii Dhagax Dhiga Copy-ga