Xog:-Marxuumad Si Arxan Darro ah uu Ninkii Qabay u Gubay isla Markaasna Baxsaday..

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Bukaanad maalmo ka hor la dhigay Isbitaalka Digfer ee magaalada Mogdishu, kadib markii uu  maalmo ka hor dab qabad siiyay Ninkii qabay sida ay sheegeen dadka Degaanka, iyadoo u geeriyootay Dhaawacyadii Dabka…

Wararka ayaa sheegaya in AUN Marxuumad Luul Cabdicasiis waxey ahayd Aqoonyahaanad korsanaysay ilmo agoon ah, iyadoo la sheegay in Eedeysanihii falka geystay uu baxsaday, Xoogaga Amaanka ay ku raad joogaan, Ehelada Marxuumada ayaa Hey’adaha Amaanka ka dalbaday Cadaalada la hor keeno Eedeysanaha.

Warar asn la xaqiijin ayaa sheegaya in talabadan gubista Marxuumada la sheegaya iney la xiriirto Khilaaf muddo doo jiitamaayay ee Qoyska iyo Masayr arrimo la xiriira, Dhaqaaiirta la tacaalayay Marxuumada ayaa laga soo xigtay ineysan lahayn wax Uur ah, Falkan waxaa ka argagaxay, Dhamaan Shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho.

305740cookie-checkXog:-Marxuumad Si Arxan Darro ah uu Ninkii Qabay u Gubay isla Markaasna Baxsaday..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com