Kulankii Sheekh Shariif Iyo Xasan La Qaateen Gudoonka Barlamaanka

Somalia news

Kulankii u dhaxeeyay Madaxweynayaashii hore ahna Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddoonka Golaha Shacabka ayaa goor dhow soo gabagabeeyay, kulankan ayaa ahaa kii ugu saacadaha dheeraa ee dhex mara labada dhinac, kaasoo qaatay ku dhowaad shan saacadood….

Guddoomiye Mursal iyo Muudey ayaa Madaxweynaha uga socday Ergo ahaan, iyagoo kala hadlay Madaxweynayaashi hore arrimo kala duwan oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka, sida doorashada iyo in la bilaabo jawi is faham ah oo la isku soo dhowaado, si looga hadlo arrimaha hortabinta u leh dowladbimada.

46130cookie-checkKulankii Sheekh Shariif Iyo Xasan La Qaateen Gudoonka Barlamaanka