15-May Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed

Somalia news

Maanta waa 15-ka May, maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, iyadoo ay ku mataaneysan tahay maalinta 13-dhalinyaro ay aasaaseen Xisbigii ugu horeeyay ee laga dhiso Dalka…

Wax is-weydiin ma xumee ma laga yaabaa in Farmaajo iyo Maamulkiisa iney runta daaha ka rogaan Dhalinyaradii loo qaaday Dalka Eritrea oo qaarkood la sheegay in loo adeegsaday Dagaalada sokeeya ee Dalka Ethiopia, isla markaasna qaabilo Waalidiinta carruurtooda ay dowladda geysay Eritrea islamarkaana kurbada la qeybsado.

118840cookie-check15-May Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed