Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga soo sheegaya Gaari Cabdi Bile ah oo Ciidamada Dowlada ah oo marayay isgooyska Baar Ubax ayaa rasaas huwiyay dad badan oo Shacab ah oo ku sugnaa Isgooyskaas…..

Waxaana ka abuurmay qal qal iyo is buurasho, Sida ay ii xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah oo halkaas ku sugan, Haddaba is weydiintu wax ay tahay ila iyo goorma sharciga qabanaayaa Ciidamada Dowlada, isla markaasna rasaastii Canshuurta Shacabka lacagtooda lagu iibiyo isla iyagii lagu qal qal geliyo ama lag u dilo.?

Muwaadinka Dulman:-

38760cookie-check