AU-da Oo Baaq U Jeediyeen Amisom

Somalia news

Kulan ay wada yeesheen Guddiyada isku duwida Wadadada Ciidamada ka jooga Somalia, kuwaasoo isugu jira Heer Danjirayayaal iyo Taliyayaasha Ciidamada ayaa looga hadlay Qalalaasaha Siyaasadeed iyo mida amni ee ka taagan Caasimada Magaalada Mogadishu…..

Midowga Afrika ayaa Walaac ka muujisay Xaaladda Amniga Somalia, waxayna Mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM ugu baaqeen iney dhexdhexaad ka noqoto dhinacyada isdiidan ee isku-haya Siyaasadda Somalia…

Inkastoo Midowga Afrika ay soo dhaweeyay Hadalkii Farmaajo ee ahaa in uu hortagayo Golaha Shacabka laguna laabanayo Heshiiskii 17 September.

Waa fariin kale oo digniin u ah hogaamiye kooxeedka soo daahay,taasoo ka dhigan in Amisom ay xaq uleedahay in aysan difaacin isaga oo uu ila siman yahay Madaxdii hore, Waa talaabo kale oo uu muujinaysa in uu lumiyay haybadii Madaxweynanimo.

http://peaceau.org/en/article/press-release-on-the-32nd-meeting-of-the-coordination-committee-mocc-on-the-african-union-mission-in-somalia-amisom

115450cookie-checkAU-da Oo Baaq U Jeediyeen Amisom