Boliiska Aduunka ee Interpol Oo Baafin ka Soo Saaray Gabadh Soomaaliyeed & Sababta…

Somalia news U.S.

Warbixin hordhac ah ayaa laga helayaa baafin ay soo saartay Hey’adda Boliiska Aduunka ee (Interpol) oo fadhigeedu yahay msgaalada Paris, kadib markii Boliiska Federaalka Mareykanka ay weydisteen in gacan laga siiyo Eedeysanad Baxsad ka ah Cadaaladq Dalkaasi…

Wararka ayaa tilmaamaya in Eedeysanad Faadumo Maxamed Cabdi alias (Blake) ayaa la xaqiijiyay iney ku raad joogasn Boliiska Caalamiga ah (Interpol), waxeyna baxsad ka tahay Garsoorka Dalka Mareykanka loona heysto dembiyo kala duwan oo dalkaasi ka gashay.

Wararka ayaa sheegaya in Eedeysanada ay shaqo ka heshay magaalada Hargeysa ee Maamulka Goonigoosadka Somaliland, iyadoo hadda la sheegay iney heyso Xilka Wasaarada Worshaynta Somaliland, Faaduma waxaa lagu aqoonsan karaa tattoo wadnaha oo leh kelmadda “Blake”.

296851cookie-checkBoliiska Aduunka ee Interpol Oo Baafin ka Soo Saaray Gabadh Soomaaliyeed & Sababta…