Ciidamada Gadoodsan Oo Dhaqdhaqaaq Ka Bilaabay Mogadishu

Somalia news

DEGDEG:- Ciidamada Gadoodsan ee ku sugnaa Isgoeyska Fagax ayaa sheegay inay u dhaqaaqeen Isgoysyada Siinay iyo Daljirka Daahsoon oo ay sheegeen inay la wareegayaan…

Wararka ayaa Sheegaya in mar a marka ka dambeysa ay Xaaladu amni sii noqoneysa mid cakiran, Iyadoo Ciidamada Boliiska Dableyda ay isku urursadeen Isgoysyada Florenza.m, Bondheere, Daljirka Dahlsoon iyo sayidka.

Dhanka kale, inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax illaa Siisii ee degmada Yaaqshiid ayaa waxaa ka socda dibad bax looga soo horjeedo muddo kordhinta. Bartamaha Isgoyska ayaa taayaro lagu gubay.

#Lasocowixiijusookordha#

114070cookie-checkCiidamada Gadoodsan Oo Dhaqdhaqaaq Ka Bilaabay Mogadishu