Dabley Hubeysan Oo Afduubtay Xildhibaan

Somalia news

Warar Qubana ah:-Faahfaahin hordhaca ah ayaa laga soo sheegaya Dabley hubeysan oo looga shakisan yahay Kooxda argagixisada Shabaab ayaa qafaashay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle, kaddib markii ay gaari uu saarnaa kala dageen inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar…

Dhanka kale, Xoogaga amaanka ee Maamulka Fashilmay ee Farmaajo ayaa qalabkii warbaahinta ka qaatay howlwadeeno ka tirsan Telefishinka Universal TV, kuwaasoo duubayay dad banaan baxayay.

Xoogaga amaanka (NISA) ayaa dil ugu hanjabay Wariyihii iyo Kameraman-ka, kana mid ah Shaqaalaha Unversal Tv,

46060cookie-checkDabley Hubeysan Oo Afduubtay Xildhibaan