Farmaajo iyo Kheyre Oo Xalane Looga Yeeray

Somalia news

War deg deg ah:- Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Mr.Farmaajo iyo Mr.Kheyre looga yeeray Xarunta Safaarada USA ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho..

Xogtaan ayaa Diinah.com u xaqiijisay in Kulamo muddo saacado ah ka socdaan Xarunta Safaarada waxaana Danjiraha Mareykanka ku wehliye Wakiilada UN-ka ee Somalia Mr.James Swan, iyadoo Kulanka looga hadlaayo Xaalada cakiran ee Dalka cagaha la galay iyo baaqashadii Shirka Amniga Qaranka.

wixii ku soo kordha la soco!!

46100cookie-checkFarmaajo iyo Kheyre Oo Xalane Looga Yeeray