Dadweyne Careysan Oo Banaanbax Ka Dhigay Muqdisho

Somalia news

Dadweynaha ku nool Degmooyinka Boondheere, Yaawshiid iyo Shibis oo isugu soo baxay Magaalada, ayaa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan in la afduubo xuquuqda Gobolka Banaadir, gaar ahaan in Madaxweyne Farmaajo inuu siyaasadeynayo xuquuqda gobolka Benadir…

Halku dhigyo ay dadkan wateen ayaa waxaa ku qornaa yeeli meyno afduunka No more article 9, xuquuqda gobolka banaadir aanay aheyn wax gorgortan iyo codsi geli kara.

https://www.facebook.com/100001868635584/posts/3927173417354907/?

Dooni Meyno kaligii Taliye iyo Eraya kale oo laga Diidan yahay Madaxwene Farmaajo ayaa Goobta ka socda lagu Mudaharadayo
Talaabadaan ayaa Muujineysa in Gabalka ka sii dhacayo Maamulka Farmaajo oo wax qabad Muuqda laga Heyn 3-dii sano ee u dambeysay.

40320cookie-checkDadweyne Careysan Oo Banaanbax Ka Dhigay Muqdisho