Dagaal Beeleed Dib Uga Qarxay Tuulada Xanan-burre

Somalia news

Macluumaad hordhaca ah ayaa laga soo sheegaya Daagaal Culus oo u Dhaxeeya labo maleeshiyo Beeleed ayaa Haatan Kasocda Deegaanka Xananbuure ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud Waxaana La Isku Adeegsanaya Hubka noocyadiisa kala duwan…

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaan uu u dhaxeeyo Maleeshiyo beeleedyada Ceyr iyo Saleyman, kuwaasoo isku heysta goob war-bilood ka dhisnaan jirtay, dagaalkaan ayaa la sheegay inuu khasaare Xooga Oo dhimasho iyo dhaawacba ka dhashay, Dhinacyada dagaalamaya oo mudoba is hor fadhiyay ayaa isku haya baraago laga qoday dhul miyi ah oo deegaankan hoostaga taasi oo xalkeeda dhowr jeer lagu guuldareystay.

44100cookie-checkDagaal Beeleed Dib Uga Qarxay Tuulada Xanan-burre