Dagaal Beeleedyo Dib Uga Qarxay Tuulada Xananbuure

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga soo sheegaya dagaal beeleed dib uga Qarxay Degaanka Xananburre oo ka tirsan Gobolka Galguduud,, dagaal kaan ayaa la sheegay inuu u dhaxeeyo Maleeshiyaad beeleedyo ka soo kala jeeda Degmooyinka Dhuusa mareeb & Cadaado…

Dagaalkaan ayaa bilaawday kadib markii Dabley ka tirsan Maleeshiyaadka Beesha Cadaadis ay ku dileen degaanka Nin Rayid sag gudaha Tuulada Xananburre, iyadoo la Sheegaayo in gurmadyo kala duwan oo ay ku sii qulqulayaan degaank, kuwaasoo ka kala tagey degaanka Qalabqale iyo Degmada Cadaado.

141520cookie-checkDagaal Beeleedyo Dib Uga Qarxay Tuulada Xananbuure