Degdeg Qarax Ka Dhacay Muqdishu

Somalia news

Wararka hordhac ah ee naga soo gaaray Magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka Dhacay Hoteelka Elite ee ku yaal xeebta Liido ee loo nasasho tago iyadoo qiiq uuro ka baxday qaraxa laga arkayo meelo ka fogfog Xeebta Liido….

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan ay is dhaafsanayaan Dableyda Weerarka qaaday iyo Ilaalada Hoteelka.

wixii ku soo kordha wararka qaraxa kala soco Diinah.com news.

54510cookie-checkDegdeg Qarax Ka Dhacay Muqdishu