Dowladda oo ku Hafaneysa Maareynta Faafinta Wararka Been abuurka ah..

Somalia news

Inkastoo uu Wasiirka 1-aad uu daah furay shir looga hadlaayo Xakameynta Faafinta aragti-wadaaga wararka been abuurka ah iyo Saameynta Wararka aan xaqiiqda ku fadhin oo Saraakisha Dowlada qeyb ka yihiin iyadoo dhaqaale badan ku bixiso wararka la xiriira Faafinta beenta…

Khubarada Arrimaha gudaha ayaa ka digay ineysan meel wada gelin karin in Muwaadiniin lagu eedeeyay iney faafiyaan warar aan xaqiiqda ku fadhin isla markaasna ay Saraakiisha Dowladda ay faafiyaan warar ay ka faa’iideystaan kooxaha argagixisada iyo dhinacyada Mucaaradka kuwaasoo damac iyo dano u leeyihiin kuna soo dhex tuuran baraha sumeysan ee Bulshada.

Waxeyna Khubaradu ayaa ka digay in Madaxda Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ay dhaliyaan dhaliil wax dhiseysa balse aan dhaawicin Amaanka Wadajirka Shacbiga iyo Sharafka Dalka iyo Diinta, isla marjaasna aysan ka faa’iideystaan Kooxaha argagixisada, iyadoo Muxaafadka iyo Mucaardaka ay hubsadaan in dhaliishooda aysan sinaba ay u dhaawicin xiriirka u dhaxeeya.

259230cookie-checkDowladda oo ku Hafaneysa Maareynta Faafinta Wararka Been abuurka ah..