Duulimaadyadii Muqdisho Oo Dib Loo Bilaabaayo

Somalia news

Shirkadda Diyaaradaha ee Turkish Airline ayaa shaac ka qaaday iney dib u bilaabi doonto duulimaadyadii ay ku tegi jirtay dalalka Qaarada Africa, ayna ku jirto Magaalada Muqdisho….

Mas’uuliyiinta Shirkadda ayaa laga soo xigtay iney bilaabeen duulimaadyadii ay ku tegi jireen Magaalada Qaahira ee Dalka Masar, iyagoo Sidoo kale sheegay iney dib dib bilaabi doonaan duulimaadyadii dalalka Italy iyo Bulgaria, waxaana xigi doono duulimaadyadii magoolooyinka Nairobi 10-July iyo Addis Ababa 13-ka July.

Duulimaadyadii Magaalada Muqdisho ayaa la filaaya in Dib Loo bilaabo 22-July, iyadoo todobadii ay diyaarada ka degi doonto Maalmaha Arbacada, Jimcaha iyo Sabtiga,

45610cookie-checkDuulimaadyadii Muqdisho Oo Dib Loo Bilaabaayo