Ethiopian Airlines Oo Saanad Hub ah Ka soo qaaday Azerbaijan

Africa News

Diyaarada nooceedu yahay kuwa xamuulka ee Boeing 777-F, lagana leeyahay Dalka Ethiopia lambarkeedu yahay 🇪🇹ET-AVN, ayaan Xamuulka noocyo hub ka soo qaaday Magaalada Baku Dalka Azerbaijan xiligaan. Waxeyna ku sii jeedaa Dalka Ethiopia,Tani waa duulimaadkii labaad ee Ethiopian Cargo ee ay samayso sanad gudihii: #ETH3761

Ilaha aan la xaqiijin ayaa ku sheegaya in diyaaradani ay soo qaadanayso ilaa 109 tan oo hub ah ( qoryaha boobayaasha fudud iyo kuwa culus).

176260cookie-checkEthiopian Airlines Oo Saanad Hub ah Ka soo qaaday Azerbaijan
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com