Farmaajo Oo Diyaariyay Qorshe Dagaal Oo Muqdisho Ka Qarxa

Somalia news

Warbixino la helay ayaa tilmaamaya in Maamulka Villa Somalia Oo kaas Hana ya NISA iyo Taliska Boliiska ay dejiyeen qorshe dagaal sokeeye oo ay ku qaadaan Ciidamo kale oo taabacsan Xisbiyada Mucaaradka Isbadal doonka….

Xogtaan ayaa Diinah.com news u soo tebisay in uu soo dhamaaday dhamaan isku dayadii lagu doonayay in laga Heshiiyo nooca doorasho ee dalka ka dhaceeyso, Maqaamka Muqdisho & in Madaxweyne Farmaajo uu ku dhaqmo Dastuurka & sharuucda kale dalka u yaalo.

-Madaxweyne Farmaajo oo u muuqda mid Aarsi qabiil wada ayaa qaaday talaabaha ay ka mid yihiin.

-Wuxuu shaqada ka joojiyay Ciidamadii ka saaray cadowga argagaxisada G/Banaadir & shabeellooyinka isagoo ku tilmaamay kuwa qabiil.

-Wuxuu ku bedelay Ciidamo u badan Beeshiisa iyo Dhalinyaro laga soo uruuriyay Gobolada Sool, Gedo iyo Bay Iyo Bakool ( Hadii uu dulmi maaganeen Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya miyaaneyn  ku dhisneen mid qabiil 4.5 )

-Wuxuu Ceeriyay Qeyb kamid ah Shaqaalaha Rayid ka dowlada asagoo isticmaalay dhaqan digtataatooriyad oo ah siyaasadeeyda ayeey  kasoo horjeedaan ama mucaaradka ayeey xiriir laleeyihiin.

-Wuxuu hoos ka riixayaa in laduudsiiyo G/Banaadir Maqaamka uu xaqa u leeyahay asagoo ku xumeenayo Qabaailada dagan Muqdisho.

-Wuxuu Qas & Fowdo ku hayaa hanaanka doorasho ee Soomaalida hishiis ku tahay .

-Wuxuu curyaamin  dhaqaalo & Bulsho ku hayaa Qabaailo Qaar .

-Wuxuu udiida Qabiilka Hawiye ineey ka mid noqdaan Ciidamada Qaranka ee  cusub  asagoo qaato ama  xusha kaliya qabaailo gaar ah.

43130cookie-checkFarmaajo Oo Diyaariyay Qorshe Dagaal Oo Muqdisho Ka Qarxa