Gacan-yarihii Kheyre Oo Gaari Uu Watay Laga Dhigay

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa mid ka mid Gacanyarayaashii Mr.Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dowlada Federaalka ayaa la sheegay in Xarunta Madaxtooyada dhexdeeda gaarsiiyay uu watay laga dejiyay loona sheegay inuu ka baxo Xarunta…

Xogtaan ayaa Diinah.com news u Xaqiijisay in Mr.Yaxye Cali Hareeri oo kamid ahaa garbaha uu ku duulaan tagi jirey Ex Raysulwasaare Khayre ayaa hadda si qasab ah looga dejiyay gaarigiisa bulet proof-ka ah gudaha madaxtooyada waxaana gaariga la wareegay ciidamada ilaalada Villa Somalia, iyadoo Wadihii Gaariga Dhaawacyo Loo geystay, waxaana ka dambeeyay Cabdirisaaq Caato oo ay qaraabo hoose yihiin Mr.Farmaajo, iyadoo isagana xilkii Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Wasiirka 1-aad laga qaaday, kadib markii uu bixiyay Amarka Gaariga looga qaaday Mr.Hareeri.

Xarunta Madaxtooyada ayaa Maalmahaan noqotay meel aan Cidna Maamulin, iyadoo ay soo baxay aan falal Khalkhal geliyay Amaanka Xarunta oo ay ku ka ayaan Maleeshiyaadka Mareexaan, Mr.Yaxye ayaa lug uga soo baxaya Villa-Soomaaliya isaga oo ay wehliyaan darawalkiisii iyo qaar kamid ah ilaaladiisa.

51440cookie-checkGacan-yarihii Kheyre Oo Gaari Uu Watay Laga Dhigay